Madaxweyne Deni oo fariin u diray masuuliyiinta maamulka Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah. Kulanka oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa looga hadlay Amniga, Dhameystirka nidaamka Dimuqraadiyadda Puntland, Nabadeynta Colaada Saax-maygaag iyo qabashada Doorashadda Golaha Shacabka ee DFS. Dowladda Puntland waxaa ka go’an dhameystirka nidaamka dimuqraadiyadda … Continue reading Madaxweyne Deni oo fariin u diray masuuliyiinta maamulka Puntland (Sawirro)